Daba Huwan Flashcards

(46 cards)

1
Q

Markay dani meeday tidhi

A

Maxaan talo meel ka deyey,

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
2
Q

Markay dani maaha tidhi

A

Weyddiiyey qof meel ka deyey,

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
3
Q

Markay dani maaha tidhi

A

Ku laabtay halkaan ka deyey,

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
4
Q

Markay dani maaha tidhi

A

Ka sii deyey meel la-deyey.

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
5
Q

Maxay doqonniino tidhi

A

Ruuxaan jirin raad ku doon,

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
6
Q

Intaan isku duubay been

A

Ka buuxsadey labada dacal

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
7
Q

Maxay runi daadi tidhi

A

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
8
Q

Maxaan arrin dawlis dhow

A

Ma-diiddo la-soo qor-qoray

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
9
Q

Ku daabacan baal madow

A

Ku daawaday meel madow

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
10
Q

Wax aan duluc sii ridneyn

A

Indhuu ku daraandareen.

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
11
Q

Maxaan dogob beer is idhi

A

Daruuro u soo sasabay

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
12
Q

Dar-yeelka ku maal is idhi

A

Biyuhu uga sii dareen.

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
13
Q

Wax aan degdeg jeer ku liqay

A

Maxay shishe ii damqeen

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
14
Q

Kashayda dalooshadeen

A

Muxuu hadba shay dellegan

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
15
Q

Dareensigu soo tuf yidhi

A

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
16
Q

Ammuuraha duur-xulka ah

A

Duunkayga maxaan qod-qoday

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
17
Q

Weydiiyey su’aal da’ weyn

A

Dibnuhu iga aammuseen.

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
18
Q

Dal-xiiska maxaan bilqaday

A

Maxaan farax-deeddankii

How well did you know this?
1
Not at all
2
3
4
5
Perfectly
19
Q

Maxaan sida daad jirfaday

A

Maxaan hadba daaf qulqulay

20
Q

Maxaan hadba deex sunsumay

A

Maxaan deli jeer ka dhacay

21
Q

Maxay jarar soo deldelan

A

Doolaaladu fuul i-tidhi

22
Q

Dushooda markaan u baxay

A

Ha soo degin laygu yidhi.

23
Q

Maxaan dihin weel la galay

A

Ku-dayga maxaan ummuur

24
Q

Daboolka ka qaad is idhi

A

Cabsidu iska daa i-tidhi

25
Indhuhu dib u soo noqdeen
26
Maxaan dhilay doog lingaxan
Hal daahan maxaan furfuray
27
Inaan dib u sii xidh-xidho
Garaadku ku daaley, yidhi.
28
Maxaan dardaraa habeen
Anoo daba jooga raad
29
Dedaalku i-soo xidh-xidhay
Dakaanka anoo jil-jilan
30
Muxuu dayax soo mir-kacay
Degaan kale ii fur-furay
31
Dayaan igu sii gil-giley
32
Maxaan qoday doox sal weyn
Maxaan helay deeq mug weyn
33
Wax uu dad jeclaan lahaa
U waayey wax soo dal-dalah.
34
Waqtigu boqol-doocsanaa
Dersuu kugu beerayaa
35
Dur-duur kugu siinayaa
Dar-daaran adoo qabuu
36
Dagaal kugu riixayaa
Dil buu kugu oogayaa
37
Markaad del-delaad gashuu
Haddana kugu diidayaa
38
Dorraato wuxuu ku yidhi
Intuu ku diruu haddana
39
Dabbaal kugu sheegayaa
40
Rugaha dunidaa bulsho ah
Indhaha deyayaa xujo ah
41
Docaa laga eegayaa
Daymaa lagu eegayaa
42
Danaa laga eegayaa
U daana cid baa taqaan
43
Ka daana cid baa taqaan
Ta doora Rabbaa yaqaan
44
Ka dooro adaa yaqaan
45
Dildilo-rogan baad tihiin
Sidaa isu doorisaan
46
Ayaa isu doorataan