How are you?
Mafiicantahay?
Is ka warran?
I am well.
Waanfiicanahay.
What is your name?
Magacaa?
My name is Burton.
Magacayga waa Burton.
Where are you from?
Halkeed katimid?
I am from America.
Waan ka imid America.
Where do you live?
Halkeed ku noolshahay?
I live in Shacapka
Waan ku noolahay Shacapka.
Good morning.
Subax wanaagsan.
Good morning to you also.
Subax wanaagsan sidookale.
Good afternoon.
Galab wanaagsan.
Good afternoon to you also.
Galab wanaagsan sidookale.
Good night.
Habeen wanaagsan.
Good night to you also.
Habeen wanaagsan sidookale.
Good bye.
Nabad galyo.
Thanks.
Mahad sanid.
Thank you.
Waad mahadsantahay.
You are welcome.
Adigaa mudan.