iyo
and [for nouns]
maanta
today
waa
is (v.)
Immisa jir baad tahay?
How old are you?
Sannadkee baad dhalatey?
In what year were you born?
Waa immisa?
How many/much?
Waxaan ahey…(sano) jir?
I am … (years) old?
Waxaan dhashey sannadkii…
I was born in the year…
eber / sifir
zero
kow
one
laba (labo)
two
saddex (seddex)
three
afar
four
shan
five
lix
six
toddoba (toddobo)
seven
siddeed
eight
sagaal
nine
toban
ten
labaatan
twenty
soddon
thirty
afartan
forty
konton
fifty
lixdan
sixty