berri (or berrito)
tomorrow
galab(ta); galbo/a(ha)
afternoon, evening
habeen(ka); habeenno/a(da)
night
maalin(ta); maalmo/a(ha)
day
subax(da); subaxyo/a(da)
morning
nusa saace
break (lit. half an hour)
saacad(da) / saacado/a(ha)
hour
mar
time, instance
labaad
second, after
Ma qaadan karnaa nusa saace?
Can we take a break?(lit. “to have can we a break”)
wakhti(ga), waqti(ga)
time(northern/southern)
fasax
holiday, vacation
goorma/markee
when (question)
maanta (maantayto)
today
eber / sifir
zero
kow
one
laba (labo)
two
saddex (seddex)
three
afar
four
shan
five
lix
six
toddoba (toddobo)
seven
siddeed
eight
sagaal
nine