Bannaan(ka); bannaano/a(da)
Field, plain
Biyo-dhac(a); biyo dhacyo(da)
Waterfall
Carro/a(da); carrooyin(ka)
Sand
Cidhif/cirif(ka); cirifyo/a(da)
Edge, cliff
Dariiq(a); dariiqyo/a(da)
Path
Dhagax
Rock, stone
Eeg; firi
Check, look at
Fadhiiso / fariiso
Sit
Fidi
To stretch, expand, open
Geed(ka); geedo/a(ha)
Tree
Har / haro/a(da); harooyin(ka)
Lake
Huur
Humid
Isku day
To try
Jiho/a(da); jiyooyin(ka)
Direction
Kayn(ta); kaymo/a(ha)
Forest
Khariidad(da); khariidaddo/a(ha)
Map
Magaalo/a(da); magaalooyin(ka)
City
Ogow
To know(by learning)
Qallayl
Dry
Qorrax dhac(a); qorrax dhacyo/a(da)
Sunset
Shub
To pour
Waa in
Have to, must, ought to, should
Xeeb(ta); xeebo/a(ha)
Beach, coast