Berri
Tomorrow
Faraxsan
Happy
Galab(ta); galbo/a(ha)
Evening
Habeen(ka); habeenno/a(da)
Night
Maalin(ta); maalmo/a(ha)
Day
Maraykan(ka)
USA
Murugaysan
Sad
Subax(da); subaxyo/a(da)
Morning
Adigana?
And you?
Barasho wanaagsan
Nice to meet you
Iska warran?
How are you?
Kani waa… (masc)
Tani waa… (fem)
This is…
Ma barideen?
Did you (all) have a peaceful night?
Magaceedu waa…
Her name is…
Magacaygu waa…
My name is…
Magaciisu waa…
His name is…
Nabad
Fine, peace
Nabad gelyo
Good bye
Nabad miyaa?
Is it peace? (Greeting)
Waan bariney
We had a peaceful night
Waayahay (informal)
Haye (formal)
Okay
Xaggee baa deggentahay?
Where do you live?
Waxaan ka imi…
I am from…