blue
buluug
men’s traditional scarf
cimaamad (da); cimaamad/a (ha)
(v) prefer
doorbid
t-shirt (southern)
funaanad (da); funaanado/a (ha)
neck tie
garabaati (ga); garabaatiyo/a (da)
wear, put on
gasho
(adj) total, general
guud
suit
iskujoog
jacket
jaakad (da); jaakado/a (ha)
pair
joog (ga); joogag (ga)
shoe
kab (ta); kabo/a (ha)
hat
koofi (da); koofiyado/a (ha)
men’s traditional skirt, saroong
macawis (ta); macawiso/a (ha)
brown
maroon
some
qaar
sandal
sandal (ka); sandallo/a (da)
shirt
shaadh
pants
surwaal (ka); surwaalo/a (da)
belt
suun (ka); suumam (ka)
(v) sew
tolo
country
waddan (ka); waddamo/a (da)