useful
anfac
police
booliska
bag
boorso/a (da); boorsooyin (ka)
(v) run away
carar
angry
caraysan
(noun) address
canwaan (ka); canwaanno/a (da)
(v) report; complain
dacwee
gold
dahab (ka)
(v) request; apply
dalbo
(v) rob, steal; happen; go down; fall down
dhac
skinny
dhuuban
(v) chase; pursue
eryo
(v) find
hel
(v) inform
la socodsii
brown (skin)
maarrin
(v) go back
noqo
glasses
ookiyaalo/a (ha)
gun
qori (ga); qoryo/a (ha)
(verb; noun) be patient; patience
sabar
(v) explain
sharrax
(v) show
tus
thief
tuug (ga); tuug (ta)
duty
waajib (ka) waajibaad (ka)
(v) ask
weydiiso