field; plain
bannaan (ka); bannaano/a (da)
waterfall
biyodhac (a); biyo dhacyo/a (da)
sand
carro/a (da); carrooyin (ka)
edge; cliff
cidhif/cirif (ka); cirifyo/a (da)
path
dariiq (a); dariiqyo/a (da)
rock, stone
dhagax
(v) check; look at
eeg; fiiri
(v) sit
fadhiiso/fariiso
(v) stretch, expand, open
fidi
tree
geed (ka); geedo/a (ha)
lake
har/ haro/a (da); harooyin (ka)
humid
huur
(v) try
isku day
direction
jiho/a (da); jihooyin (ka)
forest
kayn (ta); kaymo/a (ha)
map
khariidad (da); khariidaddo/a (ha)
city
magaalo/a (da); magaalooyin (ka)
(v) know
ogow
dry
qallayl
sunset
qorrax dhac (a); qorrax dhacyo/a (da)
(v) pour
shub
(v) have to, must, should
waa in