Neck
Qoor -ta
Head
Madax -a
Throat
Cune- aha
Hunguri- ga
Shoulder
Garab. Ka
Arm
1- gacan. Ta
2- gacmo- aha
Back
Dhabar. Ka
Waist
Misig. Ta
Bottom
Daba. Da
1- badhi- da
2- badhyo- aha
Leg
Lug. Ta
Lugood
Fingers & toes
1- Far- ta
Pl- Faro- aha
Palm
Calacol. Sha
Chest
Lab. Ta
Elbow
Suxul. Ka
Stomach
Calool. Sha
Knee
Ruug. Ga
1- Jilib- ka
2- Jilbo- aha
Foot
1- Cag- ta
Pl- Cago- aha
Body
Jidh. Ka
Hair
Timo. Ha
Eyelashes
Baad- ka
Ear
1- dhag. Ta
2- dhago. Ha
Cheeks
1- dhaban. Ka
2- dhabano. Da
Jaw
Daan- ka
Forehead
Food- da
Eyebrow
1- sune. Ha
2- sunayaal. Sha