Toilet
Soolii- ga
Mirror
Muraayad- da
Thread
Dhuun- ta
Pencil
Qalin qori- ga
2- qalin qoriyo- ada
Book
Buug- ga
2- Buugag- ta
Paper
Waraqad- da
2- Waraqo- aha
Table
Miis- ka
Dresser
Kabard- ka
Sofa
Facdi- ga
2- Facdiyo- ada
Chair
Kursi- ga
2- Kuraas- ta
Bed
Sarir- ta
Pillow
Barkin- ta
2- Barkimoyin- ka
Stool
Gumbad- ka
2- Gumbado- ada
Cupboard
Kubard- ka
Door
Albab- ka
Window
Daqaad- da
2- daqaado- aha
Wall
Gidaar- ka
2- Gidaaro- ada
Floor
Dhul- ka
Ceiling
Suqof- ka
Corner
Girgir- ka
Chalk board
Saburad- da
Light
Layd- ka
2- Laydad- ka
Picture
Sawir- ka
2- Sawiro- ada
Clock
Sacad- da