Head scarf
Musser- ka
Sweater
Funaanad- da
Shirt
Shad- ka
Hat
Koofiyad- da
Boot
Buudh- ka
Shorts
Daba gaab- ka
Surweel daba-gaab- ka
Sandal
Saandal- ka
High heel shoe
Kabta dheer
Socks
1- Sharabaad- ka
2- Sharabaaddo- ada
Skirt
Haf- ga
Gloves
Golofis- ka
Belt
Suun- ka
Coat
Cood- ka
Underwear
Nigiis- ga
Glasses
Muraayad- da
Bra
Kayshali- ga
Necklace
Siliis- ka
Dress
Toob- ka
Bracelet
1- Jinjin- ta
Many- Shulio- ada
Tie
Garabati- ga
Scarf/wrap
Shaalmad- da
Ring
Fargal- ka
2- Fargalo- ada
Jacket
Jaakad- da
Pants
Surweel- ka