Family
Reer- ka
Reerkaygu - my family
Mother
Hooyo- ada
Hooyaday- my mother
He
Isagu
Isa
Isaa
-wuu
You plural
Idinku
-waad
Children
Carrur- ta
Man
Nin- ka
Daughters
Gabadh- a
Hablo- aha (plural only)
Grandfather
Awoowe- aha
Awoowgay
Grandmother
Ayeeyo- ada
Ayeeyaday
Boy
Wiil- ka
She
Iyedu
Iye
Iyaa
-way
Customer/buyer
Iibsade- aha
Girl
Inan- ta
Gabadh- a
We inclusive
Inagu
Ina
Inaa
-waynu
Sons
Wiilal
Baby
Nune- aha
Old lady
Habar- ta
Woman
Gabadh- a
Old man
Oday- ga
You
Adigu
Adi
Adaa
-waad
Father
Aabbo- aha
Aabbahay- my father
They
Iyagu
-way
I
Anigu
Ani
Anna
-waan
Merchant/seller
Iibiye- aha