Pot
Digsi- ga
Digsiyo- ada
Spoon
Malgacad- da
2- Malgacado- aha
Stove
Shoolad- da
Oven
Owfan- ka
Kettle
Kildhi- ga
Frying pan
Maqle- aha
Lid
Dabool- ka
Daboolka distida
Pitcher
Jeeg- ga
Dishes
Macun- ka
Weel- ka
Serving bowl
Madiibad- da
2- Madiibado- aha
Baaquli- ga
Ladle
Fundal- ka
Fork
Farageeto- ada
2- farageetoyin- ka
Coffe cup
Koob- ka weyn
2- Koobab- ka
Koobka bunka
Bakeeriga bunka
Glass
Bakeeri- ga
2- bakeeriyo- ada
Plate
Saxan- ka
2- Saxamo- ada
Tea strainer
Shando- ada
Tea cup
Koob- ka yar
Koobka shaaha
Bakeeriga shaaha
Knife
Mindi- da
2- Middiyo- aha
Middi- da
Soup bowl
Jabcad- da
2- Jabcado- aha
Small bowl
Bool- ka
2- Boolal- ka