wax iiga sheeg nafsadaada ?
Tell me about urself
maxaad rabtaa in aad ogaato ?
What do you want to know?
aan hadalno
Lets talk
iiga sheekay maalintaada?/todobaadkaaga ?
Tell me about ur day/week
ma ku waydiin karaa Su’aal ?
Can i ask you a question?
Say this in Somali:
Tell me about yourself
wax iiga sheeg nafsadaada
Say this in Somali:
What do you want to know?
maxaad rabtaa in aad ogaato ?
Say this in Somali:
Lets talk
aan hadalno
Say this in Somali:
Tell me about your day/week
iiga sheekay maalintaada?/todobaadkaaga ?
Say this in Somali:
Can i ask you a question?
ma ku waydiin karaa Su’aal ?