What would you advice me?
maxaad igula talinaysaa?
if you have money, then you can make money
lacag ayaa lacag dhasha
rent
kiro
when im old
markaan duqoobo
are you finished?
ma dhamaysay
Maybe you are being stubborn
laga yaabee in aad noqoto madaxa adag
I am looking
waan raadinayaaa
You are my best friend in the world
waxaad tahay saaxiibkayga ugu fiican aduunka
i would try something else
waxaan isku dayi lahaa wax kale
You need to ask yourself
waxaad u baahantahay in aad waydiisid nafsadaada
grade
dhibco
I like to see how it looks
waxaan jeclahay in aan fiiriyo sida ay u egtahay
comedian
shactaraalow
Pray for me
ii ducay
Subject
Maado
sadness
Murug
there is no change
isbedel ma jiro
how is her health?
Caafimaadkeeda suu yahay ?
my exams are finished
Imtixaankaygii wuu dhamaaday
by the way
calaa kuli xaal
all women are the same
dumarka oo dhan waa isku mid
Eggs
Ukun
i accepted
waan aqbalay
when I was young
markaan yaraa