Say this in Somali:
What do you mean?
Maxaad ka wadaa?
Say this in Somali:
Yesterday was good
Shalay way fiicnayd
Say this in Somali:
Tomorrow will be a good day
Beri way fiicnaan doontaa
Say this in Somali:
Early morning im tired / im usually tired
waqtiga hore waan daalanahay / inta badan waan daalanahay
Say this in Somali:
I need a nap
Waxaan u baahanahay indha gaduudsi
Say this in Somali:
You need to rest
waxaad u baahantahay nasasho
Say this in Somali:
Release the news
Warka soo daa
Say this in Somali:
How have you been
See ahayd?
Say this in Somali:
How is the throat?
dhuunta ka waraan
Say this in Somali:
The throat is hurting me
dhuunta way i xanuunaysaa