i can teach them somali
waan bari karaa Soomaali iyaga
I want to speak to ..
waxaan rabaa in aan la hadlo …..
What did he study
maxuu bartay
I went to bed late last night
waqti danbe ayaan seexday xalay
I like to joke
waxaan jeclahay in aan kaftamo
Kitchen
Jiko
Bedroom
qolka jiifka
Im starting studying..
waxaan bilaabayaa wax barashada
What did he study
maxuu bartay
I want to speak to ..
waxaan rabaa in aan la hadlo …..
i can teach them somali
waan bari karaa Soomaali iyaga
Generally im happy
si guud waan faraxsanahay
Yesterday i talked with ladys family
shalay waxaan la sheekaystay gabadha reerkeeda
We laughed
waanu qosolnay
Yasmins grandfather has a hard dialect
Yaasmiin awowgeed waxuu ku hadlaa lahjad adag
What did you say
maxaad tiri
Speak loudly
kor u hadal
He speaks simple dialect
waxuu ku hadlaa lahjad fudud
Most of them
intooda badan
He did a lot
waxuu sameeyay wax badan
Furniture
qalabka/alaabta guriga
We are going to yasmins family
waxaynu aadaynaa Yaasmiin reerkeeda
Why are you silent?
maxaad u aamusantahay ?