Say this in Somali:
When i get home, i rest
Markan guriga imaado, waan nastaa
Say this in Somali:
When i eat breakfast, i feel energized
Markan quraacda cuno, waxaan dareemaa tamar
Say this in Somali:
When I have time, I clean the house
Markan waqti haysto, waan nadiifiyaa guriga