Especially
Si gaar ah / gaar ahan
i have been busy with…
waxaan ku mashquulsanaa………
While im studying
intaan wax baranaayo
im focusing on university
waxaan diirada saarayaa jaamacada
We took a car
waxaan qaadanay baabuur
We saw animals
waxaan ku aragnay xayawaano
Beautiful or ugly
qurux mise foolxumo
we shopped from there
halkaas baan ka dukaamaysanay
8 a clock
Sideeda subaxnimo
Yasmin bought me a iphone
Yaasmiin waxay ii soo iibisay ….
waste of time
waa waqti lumis
shopping
Dukaamaysi
After class, what is your plan?
Casharka ka dib maxaa kuu qorshaysan ?
whole sunday, what did you do?
Axadii oo dhan maxaad qabatay ?
we bought something
wax baan ka iibsanay
It depends to be longer or be shorter
Waxay ku xirantahay in uu dheeryahay iyo in uu gaabanyahay
Advice me
ila tali
i will ask them
waxaan waydiin doonaa
i will ask them, to talk about themself
waxaan waydiin doonaa in ay iiga sheekeeyaan nafsadooda
i will say nice to meet you
waxaan dhihi doonaa barasho wanaagsan
i hope you have a good day
waxaan kuu rajaynayaa maalin wanaagsan
If you go to London, go to Southampton
Haddaad tagto magaalada London, Southampton tag
I am a very lucky person
waxaan ahay qof nasiib badan
If I wasn’t born in Norway, my life would be difficult
Haddi aan ku dhalan lahayn Norway, nolosheyda way adkaan lahayd