my house consist of …
gurigayga waxuu ka koobanyahay ……
toilet, living room, our beedroom, dining room
musqul, qolka fadhiga, qolka jiifka , qolka cashada etc
my room has a bed, matress, also has a backpack
qolkayga waxaa yaalla sariir, joodari, sidoo kale waxaa yaalla boorso,
There is a bed in my house
sariir baa taala gurigayga
Let me tell you
Aan ku sheego
explain
sharax
pressure
cadaadis
anti biotics
xanuun baabi’iye
did you not go to the doctor?
ma aadan aadinin dhakhtarka
I im going to shower
waan qubaysan doonaa
did you not go to the doctor?
ma aadan aadinin dhakhtarka
i have no other choice
ikhtiyaar kale ma jiro
i regret i did it
waan ka xumaaday ma aanan samaynin
my neighboor
deriskayga ..
we left the house together
waan ka wada tagnay guriga
i didnt ask
ma waydiinin
i wasnt able to sleep good
ma awoodin in aan si fiican u seexdo
They dont like
Ma kala jecla
no need for qabiyalad
Qabyaalad looma baahana
Im scared
Waan baqayaa
It depends on you
adiga ayay kugu xirantahay
i can see you dont have energy
waan arki karaa in aadan tamar lahayn
after that i dont know what i will do
intaas ka dib ma aqaano waxa aan samaynayo
Leave it
Iska dhaaf