leddiyaale
meel banan oo wayn (sida garonka kubada)
lukaandhaa
kawaan, hilible
liiqe wenber
gudoomiye, shir’hogamiye
liidd
cajiin, qoosh
Laam
sac, neef lo’ ah
laabaa
Baal, baalka shimbirta
Laab
dhidid
laakii
dire, qofka warqada ama alabta dira
Laay
kor, dusha, meel sare
leeliit
habeen
leelaa
kale, wax kale
leebaa
tuug
leebaa ddaat
farta murugsatada
lebineet
tuugnimo
Limenaa
tuugsi, baryo
limaadh
dhaqan, caado
limimidh
barbarasho, tababar
Limaat
dhaqaale, horumar
libsi
dhar, maro
liwuwuti
kala badalasho, isdhaafsasho, iswaydaarsi
Liyuu
Gaar ah, gooni ah
liyuu miliktanya
uqaabilsan, ergay gaar ah
liyunet
farqi, kala duwanaansho