lib
wadne
mehal
dhex, bartan
mehakel
udhexeeya, sida wadada 2 meel u dhaxaysa
mehandhis
injineer
mekaakelanyaa
meel dhexaad, dhex dhexaad
mehaayim
jaahil, qof aan wax baran
melis
jawaab
melaadaa
bidaar
melaamid
mala awaal, qiyaas
melkaam
wanagsan
melki
midab, nooc
melkaam qan
malin wngsn
mehalaa
dhaar
mehareb
istiraasho, afmaris
melmejjaa
layli
memhir
bare, macalin
meseret
aas aas, mesha dhismaha laga bilaabo
mesraaj
aas’aase, bilaabe
mesmer
xariiq
mermaarii
baare, danbi baare
mereb
shabaq
Merzi
sun