Merzeny’aa
sumaysan
meraach
Doorte, qofka wax dooranaya
merii
Hogaamiye
meriinet
hogaamiyenimo
merih
mabda’a, qaanuun
meraat
dhul
merfee
cirbad
meselaal
jajarjaro, salaan
mesno
biyo galin, waraab, bacrimin
meski
beer yar, qayb yar
meqenes
kajar, kagoo
meskot
daaqad, dariishad
mebreq
unkad, gugac
mebti
xuquuq
mejee
goormee
mengaagaa
daanka hoose, jaqal
megaabiit
maarso, ama bisha lixad ee xabashiga
melaak
dirid, sida warqada ladiro oo kale
mekelaakinyaa
difaac, gashaandhig, awood gaar ah
medden
dhan, le’eg, cadad
meddedd
cabitaan
mettifo
xun ( qof xun), xaasid
meftihee
xall