qeste dhaamenaa
qaansa roobaad
qebelaa
xaafad
qebir
qabri, xabaal
qeberoo
dawaco
qebetoo
suun
qenbeqen
maalinkasta
qendhi
gees, geeska xoolaha
qeziqaazaa
qabow
qadhaamii
hore, wax horeyay
qadhimo
hore, mar hore
qedhadhaa
dilaac, dalool
qedho thiganaa
qalliin (operation)
qeddero
ballan
qeddiqaaj
tumaal
qejin
caato, dhuuban
qejaajaa
caato
qejinee
gari (halgari)
qifuu
gaagur
qulfi
fure (quful)
qumdaa
buume
qujaaj
quraanyo
qulqul
dhaadhac, hoobad