mi’iraab
galbeed, qorax udhac
mi’iraaf
cutub, chapter
midhir
dhul
midhrebedhaa
saxaro, lama dagaan
midhijaa
dhardhaar
mollaa
buuxa, dhamaystiran
mot
dhimasho, geeri
moyy
doqon, nacas, dabaal
mogedh
mawjad, hirar idacad
seergi
aroos
seraatanyaa
shaqaale
saar
caws
saadin
santuuq
sildaan
masuuliyad, awood xakun
siwur
qarsoon, aan la arkayn
siyaamee
lagu magacaabo, lagu naynaasaa
sigaat
cabsi, baqdin, welwel
si’iil
sawir
sir’aat
sharci, edeb leh, dhawsan
sigaa
hilib
reqiiq
ilma aragto, wax aad uyar
rebishaa
rabshad, qalalaase
rebu’i
arbaco