menessir
okiyaale
mentaa
mataano
mendher
tuulo
mengedh
waddo, jid
mengaa
raxan, koox
mengisti
dawlad, qaran, ummad
menfesaawi
diini ah, aamin sanan, ruuxda la xariira
mekeraa
rafaad, dhibaato, silic
meketaa
gaashaan, difaac
mekinaa
gaari
metoo
boqol
mekaakeleyyaa
dhexdhexaad
mekaakeleynyaa misraaq
bariga dhexe
mekses
eedayn
memezeyyaa
shuruud, qiimayn
mezigaabiit
diiwangaliye
mezigebbeet
guriga diiwanka lagu kaydiyo
medhebir
dukaan
medhaaf
sacab, calaacal
mejjemeraa
marka hore
megil
malax, dheecaan
megaaz
miinshaar
muluu
buuxa, dhamaan
mushiraa
caruus