Hagar
Waddan
Hayimaanot
Diin
Hullum
dhamaan
hulgiizee
mar kasta , goor walba
Huket
Rabshad, qalalaso
Huneetaa
Xaalad, arrin, marxalad
Honbilo
ula kac, kutalagal, ogaan
Honom
lkn, balse, hasa ahaatee
Hodh
calool
hodhaam
cir wayn, calool wayn, cunta cun badan
Hodhi’iqaa
uur kujir (xiidmaha,beerka, iwm)
lemin
why? what for?
Lemlem
doog, ugbaad, cagaaran, aaran
lemaany
tuugsade, miskiin
lemaadhaa
rabaysan, carbisan, la carbiyay
lebbese
labistay, xirtay, gashaday
lekkose
shiday, huriyay ( dabka oo kale)
lewuddi
isbadal
leggaa
laaday, darbeyay, shuuday
Leggaas
deeqsi, deeqbixiye
leddefe
ku dhajiyey (sida warqad darbi lagu dhajiyay)
leddyaale
fidsan, sinan, kala baxsan