Waan hilmaamay
I forgot
Waad hilmaantay
You forgot
Wuu hilmaamay
He forgot
Way hilmaantay
She forgot
Waynu hilmaamnay
We forgot
Waydin hilmaamteen
You guys forgot
Way hilmaameen
They forgot
Aabahay waxuu ka shaqeeyaa adeeg bulsho
My dad works in social work
Hooyaday waa kalkaaliso
My mum is a nurse
Ma qadaysay?
Did you eat lunch?
Ma qadaynin
I did not eat lunch yet
Maxaad u xanaaqsantahay?
Why are you angry?
Ha xanaaqin fadlan
Dont be angry please
Waad hilmaantay in aad bixiso lacagta
You forgot to pay the money
Someone asks:
What does ur dad work with?
What do you answer?
Abbehay wuxuu ka shaqeeyaa adeeg bulsho