Say this in Somali:
Do you agree?
ma igu raacsantahay ?
Say this in Somali:
I agree
waan kugu raacsanahay
Say this in Somali:
You need to rest
waxaad u baahantahay inaad nasato
Say this in Somali:
How are you?, Somali people
Seetihiin dadka soomaaliyeedow?