Maxaad qabanaysaa hadda?
What are you doing right now?
Maxaad u dhahaysaa sidaas?
Why are you saying that?
Waxaan baranayaa af-soomali si aan kugula hadlo
I am learning somali to speak to you
Waxaan la samaynayaa cashar macalinkayga soomaliga Dahir, waxuu jogaa Muqdisho
I am doing classes with my somali teacher Dahir from mogadishu
Waad ku mahadsantihiin dhamaantiin imaatinka
Thank you everyone for coming
Waan ku faraxsanahay in aan la kulanno reerka
I am happy we could gather the families
Aad ayaan u faraxsanahay
I am very happy
Yasmiin aad ayaan u jeclahay
I love yasmin very much