Shaqaale miyaad tahay?
Are you a worker?
Haa, shaqaale baan ahay
Yes, i am a worker
Yaad u shaqaysaa?
Who do you work for?
Waxaan u shaqeeyaa shirkad Ameerikaan ah
I work for an american company
Maxaad u qabataa?
What do you do for work?
Waxaan ahay darawal
I am a driver
Waxaan ka shaqeeyaa Maaliyad
I work in finance
Ma qaadataa Mushaar fiican?
Do you make good salary?
Haa, waan qaata
Yes, it pays well
Halkuu uga noolyahay Soomaaliya?
Where in Somalia does he live?
Xaasle miyaa mise waa doob?
Is she married or single?
Waxay leedahay xariir
She is in a relationship