Immisa Cashar ayaad leedahay beri ?
how many classes do you have tomorrow?
Waxaan nadiifiyay
i cleaned
ii dulqaado
be patient with me
maanta si fiican baan u seexday
today i slept good
waxaan cunay cunto
I ate food
marka hore
first and foremorst
waxaan la kulmayaa Yaasmiin
I’m meeting yasmin
waxaad tahay qof caqli badan
You are a very smart person
waxaan aadayaa dabaal
I’m going swimming
ma balan qaadaysaa?
do you promise?
waan balan qaadayaa
I promise
waad balan qaaday
You promised
waxaan rabaa in aan isku dayo
i want to try
waa maxaay qorshahaaga beri ?
whats the plan for tomorrow?
Say this in Somali:
Today i slept good
maanta si fiican baan u seexday
Say this in Somali:
I’m meeting Yasmin
waxaan la kulmayaa Yaasmiin