Ma fahamtay?
Did you understand?
Haa, waan fahmay
Yes, i understand
Maya, ma fahmin
No, i did not understand
Ma taqaanaa?
Do you know?
Waan aqaanaa
I know
Ma aqaani
I dont know
Mar kale
Another time/again
Sideen u dhahaa..?
How do i say…?
Waan ku xumahay
I am sorry
Naynaas ma leedahay?
Do you have a nickname?
Haa, waan leeyahay, waa Saciid
Yes, i have a nickname, its Saiid
Mar labaad
Second time
Aan kuu sheego
Let me tell you
Mar labaad dheh
Say it again
Tartiib tartiib
Little by little
Fadlan kor u hadal
Please speak up