Waxaan aadaa banaanka
I go outside
Waan soo laabtaa/noqdaa
I come back
Waa in aan wax badan sameeyo
I have a lot to do
Maxaad ku mashquushay?
What were you busy with?
Ma wacdaa?
Do you call?
Way maqantahay
Shes outside
Ilmahaaga goorma ayaad arkaysaa?
When will you see your kids?