Leeyahah
I
Leedahay
You
Leeyahay
He
Leedahay
She
Lennahay
We
Leedihiin
You(pl)
Leeyihin
They
Immisa sano baad jirta?
How old are you
Waxaan jiraa laabatan iyo lix sano
I am 26 years old
Adiga xaaladaada ka waran?
How is ur situation?
Xaaladayda way fiicantahay/ waan fiicanahay
The situation is good/ my situation is good