Ma hubtaa?
Are you sure?
Been baad shegaysaa
You are lying
Wuu hurdayaa
He is sleeping
Wuu jiifaa
He is lying down
Todobaadka soo socda maxaad samaynaysaa?
What are you doing next week?
Maxad samaysay todobaadkii hore?
What did you do last week?
Waan shaqaynayaa
I’m working
Waan shaqaynayay
I was working
Somali ma jeceshahay?
Do you like somali?
Waan tukanayaa
I pray
Aad ayaan u daalanahay
I am very tired
Ma oomantahay?
Are you thirsty?
Ma oomani
I’m not thirsty